Faahfaahino kasoo baxaya qarax lagu weeraray guri uu degnaa Sargaal ciidan

Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay qarax miino oo lagu xiray guri uu magaaladaasi ka degnaa sargaal katirsanaa ciidamada maamulka Jubbaland. Sida aan wararka ku helnay qaraxa miino ayaa lagu xiray guri kuyaalla xaafada Kibooro ee magaalada Kismaayo , waxaana guriga qaraxa lagu xiray xilligaasi ku sugnaa qoyska sargaalka … Continue reading Faahfaahino kasoo baxaya qarax lagu weeraray guri uu degnaa Sargaal ciidan